Ciidamada Nabadsugidda Jubbaland Ayaa U Dhacay Guri Kimsaayo Ku Yaalo Oo Lagu Diyaarinaayey Miino

Nabadsugidda Jubbaland ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey gaarayay guulo isdaba joog ah, iyaga oo fashilinayay isku day kasta oo lagu doonayay in wax lagu qarxiyo magaalada Kismaayo.

Waxaa shaley ciidamada ay u dhaceen guri lagu rakibayay miino la doonayay in shacabka iyo  xarumaha dawladda lagu waxyeeleeyo, waxaana lasoo qabtay nin la sheegey in uu miinada diyaarinaayey.

Alshabaab ayaa u muuqdo inay labo jibaareen iskudaygooda ay ku doonayaan in ay qaraxyo uga fuliyaan magalda Kismaayo, balse wali waa ay u suurtogali la’dahay, sababtuna tahay shaqada ay ciidamada amniga hayaan iyo sida dhabta ah ee xogaha sirdoonka ee ay u helayaan nabadsugidda Jubbaland.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here