Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Ayaa Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Baydhabo(Sawiro)

Madaxweynaha maamulka K/Galbeed Sharif Xasan Sheekh  Adam oo ka soo kicitamay magaalada Muqdisho ayaa maanta dib uga soo laabtay Magalada Baydhabo Ee Xarunta KMG ah ee maamulka K/Galbeed.

Shariif Xasan oo maalmihii ugu dambeysay Muqdisho u joogay inuu liiska golaha Wasiirada dowladda Federalka ku biiriyo shakhsiyaad uu isaga watay si ay u noqdaan wasiiro ayaa markii howsha magacaabidda wasiirada soo gebagabowday u soo laabtay saldhiggiisa magaalada Baydhabo.

Waxaa Shariifka garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ku soo Wasiiro, xildhibaano iyo waxgarad ka soo jeedo deegaanada maamulka K/Galbeed.

Hoos ka daawo Sawirada soo dhaweynta Shariif xasan loogu sameeyey garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo.

Shariif Sakiin Shariif Sakiin1 Shariif Sakiin2 Shariif Sakiin3 Shariif Sakiin4 Shariif Sakiin5 Shariif Sakiin6 Shariif Sakiin7 Shariif Sakiin8

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here