Akhriso Gudoomiye Jawaari Oo Ra’iisulwasaare Xasan Kheyre U Gudbiyey In Golaha Wasiirada Cusub Aysan Waafaqsaneyn Nidaamka Awood Qaybsiga Beelaha

Waxaa maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho ka socday kulamo siyaasadeed oo ay yeelanayeen xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Soomaaliya.

Kulamada ayaa soo kordhay kadib markii ra’iisulwasaare Xasan Cali Khayre si weyn loogu dhaliilay liiska golaha Wasiirada cusub ee uu soo dhisay.

Ra’iisulwasaare Xasan Kheyre ayaa waxaa xukuumadiisa lagu tilmaamay mid lagu qanciyey oo kaliya beelaha Hawiye iyo Daarood iyadoo lagu tuntay¬†nidaamka awood qaybsiga beelaha kale ee Soomaaliyeed.

SP1 SP2 SP3

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here