Akhriso Wadamada Ururka IGAD Oo BAAQ Ku Saabsan Qaxootiga Soomaaliyeed Ka Soo Saaray Shirkii Nairobi

Waxaa Baaq laga soo saaray shir madaxeedkii wadamada Urur Goboleedka IGAD ay maanta ku yeesheen magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

Baaqa ay soo saareen IGAD ayaa xoog lagu saaray dib-u-celinta qaxootiga Soomaaliyeed ku jiro xeryaha Qaxootiga ee ku yaallo gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Hoos ka akhriso Baaqa IGAD

IGAD-page-001 IGAD-page-002 IGAD-page-003 IGAD-page-004 IGAD-page-005 IGAD-page-006 IGAD-page-007 IGAD-page-008 IGAD-page-009

 

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here