Madaxda Dalalka Kenya, Itoobiya Iyo Uganda Oo Maanta Kulamo Ku Yeeshay Magaalada Nairobi(Sawiro)

Iyadoo maanta magaalada Nairobi uu ka furmay shir madaxeedka wadamada Urur Goboleedka IGAD ayaa waxaa si gooni gooni ah kulamo u yeeshay madaxweyneyaasha dalalka Kenya, Itoobiya iyo Uganda.

Madaxdan ayaa ka wada hadlay masaalix iyo arimo kale oo iyaga gaar u ah.

Hoos ka daawo masawirada madaxda Kenya, Uganda iyo Itoobiya oo ku kulmay Nairobi:

Hailemariam and uhuru Hailemariam and uhuru1 musaveni and huru musaveni and uhuru1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here