Golaha Ammaanka Midowga Afrika Oo Booqday Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Jubbaland(Sawiro)

Waxaa shaley magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland soo gaaray wafdiga uu hogaaminaayo gudoomiyaha Golaha Ammaanka Ururka Midowga Afrika mr. Ndumiso Ntshinga.

Wafdiga Mr. Ndumiso Ntshinga oo ka koobnaa dhamaan Safiirada shan iyo Tobanka wadan ee xubnaha ka ah Golaha Amaanka iyo Nabadgalyada Midowga Africa ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.

 

Mr. Ndumiso Ntshinga ayaa sheegay in Jubbaland ay tahay tusaale wanaagsan oo ay maamulada Soomaaliya ka tusman karaan arimaha ammaanka.

AU Security Council1 AU Security Council2 AU Security Council3 AU Security Council4 AU Security Council5 AU Security Council6 AU Security Council7 AU Security Council8 AU Security Council9 AU Security Council10 axmed madoobe

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here