Munaasabad Lagu Daahfurayey Xarun Lagu Daryeelo Caruurta Dayacan Oo Lagu Qabtay Magaalada Garoowe(Sawiro)

Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo lagu daahfuray Siyaasadda daryeelka dadban ee Caruurta Soomaaliyeed ee dayacan, waxaana daahfuray Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gas.

Munaasabaddan waxaa ka so qaybgalay wasiiradda waxbarashada, Cafimaadka iyo haweenka, Saraakiil ka socotay hay’adahaha Unicef, Save the Children, Wakiilo ka socday midowga yurub, ururadda bulshada Garoowe,Haween iyo caruur

 

daryeel caruur (1) daryeel caruur (2) daryeel caruur (3) daryeel caruur (4) daryeel caruur (5) daryeel caruur (6)

daryeel caruur (7)

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here