Amin Caamir Oo Kartoon Cajiib Ah Ku Muujiyey Xaaladda Ay Ku Sugan Yihiin Wasiirada Uu Soo Magacaabay Ra’iisulwasare Xasan Cali Kheyre(Sawir)

Farshamaste Amin Camir ayaa sawir ka sameeyey Golaha Wasiirada cusub ee uu so magacaabay Raiisulwasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Sawirka uu maanta boggiisa hore kusoo sawiray Amin Caamir waxaa ka muuqdo xubanaha Wasiirada oo daaqadaha ka galaayo Baarlamaanka iyadoo eridda Golaha Shacabka uu bud la taagan yahay gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Jawaari.

Hoos ka daawo:Amin Arts

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here