Fanaaniinta Xiddigaha Geeska Oo Shil Gaari Ku Galay Galbeedka Magaalada Hargeysa

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegayo in fanaaniinta Xiddigaha Geeska ay shil gaar ku galeen Duleedka Koontaroolka Abaarso ee galbeedka magaalada Hargeysa.

Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay khasaaraha fanaaniinta soo gaaray heerka uu gaarsiisan yahay.

Waxa lagu soo waramayaa in fanaaniinta ay shilkan galeen xili ay ka soo laabteenĀ gobolada Galbeedka Soomaaliland.

Xigasho: Horn Cable

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here