Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadal Shaley Ka Soo Yeeray Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre(Video)

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shaley khudbad ka horjeedinaayey Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa sheegay inay sii wadi doonaan wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland isagoo sheegay inay wax walbo ku bixin doonaan sidii Soomaaliland dib ula midoobi lahayd Soomaaliya.

Somaliland ayaa hadalka ra’iisulwasaraha uga jawaabtay sida soo socoto

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here