Dhageyso Ciidamada AMISOM Oo Dad Ku Laayey Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Ciidamada AMISOM ee ka howlgalo degmada Baraawe ee xarunta maamulka K/Galbeed ayaa lagu eedeeyey inay dad ku dileen duleedka degmada Baraawe.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka K/Galbee oo lagu magacaabo Maxamed Caafaa Cali ayaa isagoo u waramaayey Idaacadda Danan waxaa uu sheegay in Ciidamada Amisom ay duleedka degmada Baraawe.

Sida xildhibaanka sheegay Ciidanka Amisom waxay dileen hal qof islamarkaasina waxay dhaawaceen labo qof kale.

Dhageyso codka xildhibaanka:

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here