Shirkad Qaabilsan Dhismaha Guryaha Oo Guryo Si Cajiib Ah Loo Naqshadeeyey Ka Dhistay Magaalada Muqdisho (Sawiro)

Shirkada Sometech ayaa degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho ka hirgalisay guryo loo qaab casri ah oo u naqshad eg dhismayaasha dalka Qatar.

Hadaba waxaa laga hirgaliyay Maagalada Mogadishu gaar ahaan degmada Abdulaziz.

Xuquuda Sawirada waxaa leh: Eng Fahad Ali

Hoos ka daawo sawirada guryaha shirkadan ay ka hirgalisay degmada C/Casiis ee Waqooyiga magaalada Muqdisho.

Guryo degmada Cabdicasiis Guryo degmada Cabdicasiis0 Guryo degmada Cabdicasiis1 Guryo degmada Cabdicasiis2 Guryo degmada Cabdicasiis3 Guryo degmada Cabdicasiis4 Guryo degmada Cabdicasiis5 Guryo degmada Cabdicasiis6 Guryo degmada Cabdicasiis7 Guryo degmada Cabdicasiis8 Guryo degmada Cabdicasiis9 Guryo degmada Cabdicasiis10 Guryo degmada Cabdicasiis11 Guryo degmada Cabdicasiis12 Guryo degmada Cabdicasiis13

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here