Danjire Michael Keating Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Wada Hadlay Taakuleynta Shacabka Ay Saameysay Abaaraha Ka Jiro Deegaanada Somaliland(Sawiro)

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa shaley wuxuu xafiiskiisa magaalada Hargeysa ku qaabilay Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya danjire Michael Keating.

Danjire Michael Keating ayaa sheegay inuu madaxda Soomaaliland kala hadlay sidii beesha Caalamka kaalinteeda uga qaadan lahayd abaaraha ka jiro deegaanada Somaliland.

Hoos ka daawo sawiro kulankan Mr. Keating iyo madaxweyne Siilaanyo

Michael Keating with Silanyo Michael Keating with Silanyo1 Michael Keating with Silanyo2

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here