Haweeneydii Gabar 7 Sano Jir Ahayd Ku Gowracday Degmada Cadaado Oo Iyadana Xukun Dil Ah Lagu Fuliyey(Video)

Waxaa dil toogasho ah lagu fuliyey haweeney dhowr maalin ka hor degmada Cadaado ku gowracday gabar yar oo 7 sano jir ahayd.

Maxkamadda garsoorka maamulka Galmudug ayaa xukunka dilka ah riday.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here