Nin 137 Sano Jir Soomaali Ah Oo Dhowaan Guursaday Gabar 23 Jir Ah Ayaa Sheegay Inuu Horey U Soo Guursaday Gabar La Dhalatay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan (Video)

Nin Soomaali ah oo 137 sano jir ah ayaa ka sheekeeyey taariikh nololeedkiisa isagoo sheegay inuu horey u soo guursaday 27 xaas.

Ninkan oo lagu magacaabo Daahir Qureysi ayaa isagoo u waramaya telefishinka STAR TV waxaa uu sheegay inuu dhowaan guursaday gabar 23 sano jir ah taasoo hadda u dhashay caruur.

Hoos ka daawo wareysiga Daahir Qureshi:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here