Sawiradii Ugu Horeeyey Ee Laga Soo Qaaday Degmada Ceelbuur Kadib Bixitaankii Ciidamada Itoobiya(Sawiro)

Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay sawiro laga soo qaaday degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud kadib markii dhowr maalin ka hor ciidamada Itoobiya ay ka baxeen Ceelbuur.

Sida sawirada ka muuqdo, degmada Ceelbuur waxaaa ka muuqdo burbur xooggan oo soo gaaray sadexdii sano ee Alshabaab iyo Itoobiya ay ku hardamayeen gacan-ku-heynta Ceelbuur.

Hoos ka daawo Sawirada:

Ceel-Buur Ceel-Buur6 Ceel-Buur9 Ceel-Buur10 Ceel-Buur11 Ceel-Buur12-1 Ceel-Buur13 Ceel-Buur14y Ceel-Buur15 Ceel-Buur16 Ceel-Buur17 Ceel-Buur18 Ceel-Buur19y Ceel-Buur21 Ceel-Buur22 Ceel-Buur23 Ceel-Buur25 Ceel-Buur26 Ceel-Buur27 Ceel-Buur28 Ceel-Buur29 Ceel-Buur30 Ceel-Buur31y Ceel-Buur32 Ceel-Buur33 Ceel-Buur34 Ceel-Buur35 Ceel-Buur38y Ceel-Buur39 Ceel-Buur40 Ceel-Buur41

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here