Dhageyso Feysal Cali Waraabe Oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay In Xildhibaan Reer Marka Ah Uu Hormuud Ka Noqdo Mooshin BF Ka Keenay Heshiiskii Berbera

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa nasiib darro ku tilmaamay in C/laahi Sheekh Ismaaciil iyo Maxamed Cumar Dalxa ay hormuud ka noqdaan mooshinka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya loo qeybiyey maalintii shaley ahayd ee lagu diidan yahay heshiiska saldhigga Berbera.

Eng Feysal Cali Waraabe oo ka waramaayey arimo la xiriiro heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Imaaraatka Carabta ee ku saabsanaa Saldhigga Milateri ee Imaaraatka laga siinaayo dekedda Berbera ayaa tilmaamay in wax laga xumaado ay tahay in xildhibaano dadkii doortay ee ay matalayeen wax u qaban waayey inay maanta isku mashquuliyaan qashqashaadidda heshiiska Saldhigga magaalada Berbera.

Hoos ka dhageyso codka Eng. Feysal Cali Waraabe

SHARE

3 COMMENTS

  1. Waa runtii faysal cali waraabe somalida cadowga ku ah somaliland sida daarood iyo hawiye maxaa xildhibanada direed iyo digil mirifle waalay ma bilaa dhiigbaa??
    cabdulaahi sheekh ismaaciil wuu qaldan yahay wuxuu meel ooga dhacay beesha direed gaar ahaan beesha biimaal adeer jooji waxaad wado oo iska naso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here