Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Sheybaarka Xoolaha Lagu Baaro Ka Hor Inta Aan La Dhoofinin (Sawiro)

Wasiirka wasaaradda Mudane Sheikh Nur Maxamed Xassan iyo kuxigeenkiisa mudane Cabdikarim Khaliif ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumaha ay wasaaraddda Xanaanada Xoolaha ku shaqayso ee kala ah Haragaha & Saamaha, Shaybaarka & Marshal Yard oo ah Goobta xoolaha la dhoofinaya lagu sii hayo inta aan markabka la saarin.

Waxaa sidoo kale wasiirada kormeerka ku wehelinayay Agaasimaha Guud ee wasaaradda Mohamed Omar.

Xanaano Xanaano0 Xanaano1 Xanaano2 Xanaano3 Xanaano4 Xanaano5 Xanaano6 Xanaano7 Xanaano8 Xanaano9 Xanaano10 Xanaano11 Xanaano12 Xanaano13 Xanaano14 Xanaano15 Xanaano16

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here