Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta Iyo Daaqa Ee Dowladda Federalka Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Maxjarka Muqdisho(Sawiro)

Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Hon.Sheekh Nuur Maxamed Xasan Ayaa maanta kormeer Shaqo ku Tagay Maxjarka Muqdisho Isaga oo Booqday Qeybaha Kala Duwan Ee Uu Maxjarku ka Kooban Yahay Sida Sheybaarka ,Baqaarada Calafka Xoolaha Lagu Keydiyo ,Xeryaha Lagu Xareeyo Xoolaha ,iyo Goobaha Waraabka Xoolaha.

Inta uu Wasiirku Booqashada ku Jiray waxa uu Warbixino Ka Dhageystay Howl-Wadeenada Ka Shaqeeya Qeybaha kala Duwan Ee Maxjarka .

Ugu Dambeyn Wasiirka ayaa Shaqaalaha ku Dhiirrigeliyay Gudashada Howsha Qaran ay Dalka u hayaan.

Hoos ka daawo sawirada booqashada

Xanaanada Xoolaha Xanaanada Xoolaha1 Xanaanada Xoolaha2 Xanaanada Xoolaha3 Xanaanada Xoolaha4 Xanaanada Xoolaha5 Xanaanada Xoolaha6 Xanaanada Xoolaha7 Xanaanada Xoolaha8 Xanaanada Xoolaha9 Xanaanada Xoolaha10

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here