Gudoomiye C/laahi Waafow Oo Kulamo La Qaatay Bulshada Ku Dhaqan Deegaanka Buufow Bacaad Ee Duleedka Degmada Marka(Sawiro)

Gudoomiyaha degmada Raaxoole(Ex. KM50) C/laahi Waafow oo maalmahaan socdaal ku maraayey degmada Marka iyo deegaano hoosyimaado ayaa kulamo la qaatay bulshada ku nool deegaanka Buufow Bacaad oo ah deegaan istaraaji u ah isu socodka gaadiidka dadweynaha gobolka Sh/hoose.

Waafow ayaa bulshada deegaanka ayaa bulshada deegaanka ugu baaqay inay xoojiyaan xiriirka wadashaqeyn ee ka dhexeeyo dadka deegaanka iyo ciidamada dowladda ee ka howlgalo deegaanka Buufow Bacaad ee dhaco duleedka waqooyi ee degmada Marka.

Hoos ka daawo Sawiro aan ka helnay kulanka ka dhacay Buufow Bacaad:

Waafow in Buufow (1) Waafow in Buufow (2) Waafow in Buufow (3) Waafow in Buufow (4) Waafow in Buufow (5) Waafow in Buufow (6) Waafow in Buufow (7) Waafow in Buufow (8) Waafow in Buufow (9) Waafow in Buufow (10) Waafow in Buufow (11) Waafow in Buufow (12) Waafow in Buufow (13) Waafow in Buufow (14) Waafow in Buufow (15) Waafow in Buufow (16) Waafow in Buufow (17) Waafow in Buufow (18) Waafow in Buufow (19) Waafow in Buufow (20) Waafow in Buufow (21)

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here