Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici Oo Guigiisa Casho Sharaf Ugu Sameeyey Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale (Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) iyo Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa xalay kulan casho sharaf ah ugu sameeyey guriga magaalada Hargeysa.

Madaxweynihii hore ee Somaliland ayaa ku nool guri uu ku leeyahay duleedka magaalada Boorame gaar ahaan duleedka xarunta Jaamacadda Camuud.

Hoos ka daawo Sawirada:

saylici iyo Rayaale saylici iyo Rayaale1 saylici iyo Rayaale2

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here