Somaliland Ayaa Sadex Jaamacadood Kala Laabatay Rukhsadii Aqoonsiga Kadib Markii Shuruudaha Jaamacadnimo Buuxi … (Video)

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa rukhsadii aqoonsiga kala laabatay sadex jaamacadood oo ka howlgalo magaalooyinka Somaliland.

Wasiirka Waxbarashada Somaliland C/laahi Habane ayaa sharaxay sadexda jaamacadooda ee shuruudaha ka soo bixi waayey ee rukhsadda lagala noqday.

Hoos ka daawo Wasiir Habane oo magacaabayo sadexda jaamacadood ee la xiray.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here