Dhageyso Xildhibaan Dalxa Oo Talaabooyinka Uu Qaadayo Madaxweyne Farmaajo Ku Tilmaamay Siyaasad Xumo Iyo Fudeyd

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudaneyaasha Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa isagoo u waramaayey Idaacadaha FM-ta magaalada Muqdisho waxaa uu eedeyn culus u soo jeediyey madaxweynaha dowladda Federalka Maxamed C/laahi Farmaajo.

Xildhibaan Dalxa ayaa talaabooyinkii ugu dambeeyey ee uu qaaday madaxweyne Farmaajo ku tilmamay siyaasad xumo iyo fudeyd.

Hoos ka dhageyso codka Xildhibaan Dalxa:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here