Sheekh Umal Oo Xididaha U Siibay Urur Diimeedka Cusub Ee Al-Saadicuuna Bil-Xaq (Video)

Dhowaan waxaa magaalooyin ka tirsan Soomaaliya gaar ahaan magaalooyinka Muqdisho, Hargeysa iyo Galkacyolooga dhawaaqay urur diimeed ccusub oo la magac baxay “Al-saadicuuna bil-xaq”.

Haddaba, waxaa maalmihii la soo dhaafay isa soo taraayey eedeymo culus oo loo soo jeedinayo Ururkan cusub iyadoo Wadaado caan ah oo ka kala tirsan ururo diimeedyo kale ay ka digeen Al-saadicuuna Bil-xaq.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka tirsan

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here