Dowladda Federalka Oo Diyaarad Sido Shixnad Mucaawino Ah Gaarsiisey Degmada Buuhuudle Ee Gobolka Togdheer(Video)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer gaarsiiyay diyaarad siday shixnad isu jirta Daawo iyo Nafaqo oo dowladda Federalka ay soo dirtay.

Xildhibaanada shixnadaan cuntada ah gaarsiiyey degmada Buuhoodle ayaa ah kuwoo Baarlamaanka Federalka ka soo galay halkaasi ayaa waxay kala ahaayeen Axmed Jaamac Jaangali, Sharmaarke Garaad Buraale iyo Xildhibaan Ikraan oo dhammaantooda ka tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya.

Degmada Boohoodle ayaa ka mid ah deegaanada Abaarta ba’an ay ku saameysay bulshada Soomaaliyeed.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here