Kulan Magaalada Moscow Ku Dhexmaray Wasiirada Arimaha Dibadda Ruushka, Iran Iyo Suuriya Oo Digniin Culus Looga Diray Mareykanka(Video)

Waxaa magaalada Moscow ee xarunta dalka Ruushka kulan ku yeeshay Wasiirada Arimaha Dibadda dalalka Iran, Suuriya iyo Ruushka.

Natiijada kulanka ayaa waxaa ka soo baxday digniin loo diray dalka Mareykanka si aanu markale u duqeynin dalka Suuriya oo todobaadkii hore duqeyn uu Mareykanka ka geystay lagu burburiyey in ka badan 25% diyaaradaha dagaalka ee dalka Syria.

Wasiirka Arimaha Dibadda dalka Ruushka Sergei Lavrov ayaa ku goodiyey in Mareykanka uu horseedayo Amni xumo saameyn ku yeelato dunida oo dhan.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here