Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Shaley Khudbadda Jicmaha Si Faahfaahsan Uga Hadlay Waxyaabaha Keeno Takfiirka(Video)

Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada Somaliland isla markaasina ah Khadhiibka Masjidka weyn ee Cali Mataan ee ku yaallo bartamaha magaalada Hargeysa ayaa shaley khudbaddii Jimcaha uga hadlay waxyaabaha keeno Takfiirka.

Arimaha la xiriiro Takfiirka ayaa maalmihii la soo dhaafay ayaa aad loo hadal haayey Saaxadda Soomaalida kadib markii lagu dhawaaqay Urur diimeed lagu magacaabo “Al-saadicuun Bil-xaq” oo ay ka soo muuqdeen shakhsiyaad lagu yiqiinay Fikirka Takfiirka.

Hoos ka daawo Sheekh Dirir oo si faahfaahsan uga hadlaayo Waxyaabaha keeno Takfiirka.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here