Akhriso Liiska Xildhibaanada Aqalka Sare Ee U Taagan Inay Ka Mid Noqdaan Gudiga Dib-u-eegista Dastuurka

Mudaneyaasha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta iska xulay 12 mudane oo 5 ka mid ah ay ka mid noqon doonaan gudiga dib u eegista dastuurka.

Xildhibaanadan ayaa lagu soo xulay hanaanka beelaha ee 4.5-ka, waxaana in sidaas lagu saleeyo isku waafaqay xildhibaanada Aqalka Sare iyadoo gudoomiyaha Aqalka Sare uu diidanaa in gudiga dib u eegista lagu saleeyo nidaamka awood qaybsiga beelaha ee 4.5.

Hoos ka akhriso musharaxiinta isu soo taagay ka mid noqoshada gudiga dib-u-eegista Dastuurka dowladda Federalka Soomaaliya.

  1. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole
  2. Mustaf Maxamed qodax
  3. Cabdiwaaxid Cilmi Cumar-Qoon-jeex
  4. Maxamed Axmed Mashruuc
  5. Cabdi Xasan Cawaalle Qeybdiid
  6. Deeqo Xasan Xuseen
  7. Iftin Xasan Iman(Baasto)
  8. Maxamed Cusmaan Faarax
  9. Axmed Macalin Cumar
  10. Xuseen Sheekh Maxamud
  11. Cabdikarim Maxamed Xasan
  12. Saciido Xasan Cusmaan

 

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here