Dhageyso Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre Oo Sharaxay Qorshihiisa Amni Ee Ku Saabasan Muqdisho Iyo Gobolada Dalka

Isagoo ka qayb galaayey Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen gudoomiyaha cusub gobolka Banaadir, Ra’isulwasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyey qorshihiisa ku saabsan Amniga magaalada Muqdisho.

Ra’iisulwasaare Kheyre ayaa sheegay in xukuumaddiisa aysan u dul qaadan doonin falalka lidka ku ah amniga ee ka dhacaya magaalada Muqdisho iyo weliba Gobolada dalka.

Hoos ka dhageyso codka Ra’iisulwasaare Kheyre

Tan iyo markii madaxweynaha Soomaaliya loo doortay Maxamed C/laahi Farmaajo waxaa kordhay dilalka qorsheysan iyo qaraxyada ka dhacaayo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here