Labo Ruux Alshabaab Ah Oo La Toogtay Iyagoo Madaafiic Tuuraayo Magaalada Muqdisho (Sawiro)

Waxaa maanta degmada Wadajir eee gobolka Banaadir lagu soo bandhigay meydadka labo maleeshiyo oo Alshabaab ka tirsanaakuwaasoo la dilay kadib markii Hoobiyeyaal ay ka tuureen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.

Labada nin ee la dilay ayaa la sheegay inay hoobiyeyaasha ka tuureen gaari dushiis, waxaa ka warhelay ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho oo ugu dambeyn ku guuleystay inay dilaan dhagar qabeyaasha.

Hoobiyaasha ay tuureen nimanka la dilay ayaa waxay geysteen khasaaro dhaawacyo u badan.

Hoos ka daawo sawirada nimanka la dilay:

Meyd Alshabaab3 Meyd Alshabaab4

Meyd Alshabaab Meyd Alshabaab1 Meyd Alshabaab2

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here