Sawiro: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Sanad Dugsiyeedkii 1983/1984

Jaamacadda Ummadda waxay ahayd Jaamacadda ugu weyn ee dalka Soomaaliya uu yeeshay abid, waxaa ka howlgeli jiray shaqaale isugu jiray Soomaali iyo ajaanib kuwaasoo fulin jiray adeegtada asaasiga ah ee Jaamacadda ay bixineysay xiligaasi.

Markii dalka ay ka dilaaceen dagaalada Sookeeye 1991-kii oo ay burburtay dowladdii dalka ka jirtay waxaa sidoo kale halkaasi ku burburay howlihii jaamacadda Ummadda oo dhan.

Sawirada hoose waxaa intooda badan la qaaday sanad dugsiyeedkii 1983/84, waxaa sawirada keydiyey macalin ka mid ahaa macalimiinta Jaamacadda gaar ahaa Kuliyadda Xanaanada Xoolaha kaasi oo lagu magacaabo Antonio Lo Schiavo.

Xuquuqda Sawirada: Prof. Antonio Lo Schiavo

UNS10 UNS9 UNS8 UNS7 UNS6 UNS4 UNS3 UNS2 UNS1 UNS

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here