Shacabka Dalka Turkiga Oo Ogolaaday In Dastuurka Dalkooda Wax Laga Bedelo (Akhriso Natiijada)

Shacabka dalka Turkiga oo maanta u dareeray Afti loo qaadayo in Dastuurka Dalka Turkiga wax laga bedelo ayaa waxay guusha ku raacday madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo soo jeediyey in dastuurka wax laga bedelo.

Waxaa goordhow soo Idlaatay tirinta Codadka, waxayna tajiibada noqotay sida hoose:

  1. Dadka HAA ku codeeyey in Dasturka wax laga bedelo wxay noqdeen 51.5% .
  2. Dadka MAYA ku codeeyey in Dasturka wax laga bedelo wxay noqdeen 48.5%.

Sidaa Daraaded shacabka Turkida waxey u codeeyen wax ka badalida Qodobo Dastuurka ka mid ah oo ey ugu horeyso in Awood dheeraad la siiyo Madaxweynaha dalka Turkiga.

Waxa uu dhaqan gali doona xeerkan cusub laga bilaabo 2019 xiligaasoo ku beegan dhammaadka xilka madaxweyne Erdoğan.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here