Dhageyso Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe Oo Beesha Caalamka Dhaliilay

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa beesha Caalamka ku eedeeyey inaysan dhab ka ahayn gurmadka ay u fidinayaan dadka Soomaaliyeed ee abaaraha saameyeen.

Madaxweye Axmed Madoobe ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay isu gurmadaan meel walbo oo ay joogaan.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here