Dhageyso Madaxweynaha Puntland Oo Sheegay In Taageerada Turkiga Siiyo Dalka Soomaaliya Ay Ku Kooban Tahay Kaliya Muqdisho

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa isagoo ku sugan Muqdisho sheegay in dowladda Turkiga mashaaricda horumarineed ay ka fuliso kaliya magaalada Muqdisho.

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in lacag malaayin doollar ah ay ku bixiyeen dowladda Soomaaliya tan iyo sanadkii 2011 taasoo aan weligeeda soo dhaafin magaalada Muqdisho.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here