Madaxweynihii Hore Ee Dalka Afghanistan Xaamid Karzaay Oo Si Kulul U Cambaareeyey Dowladda Mareykanka Kadib Gantaalkii Weynaa Ee Lagu Tijaabiyey Dalkiisa(Video)

Madaxweynihii hore ee dalka Afghanistan Xaamid Karzaay ayaa si kulul u weeraray dowladda Mareykanka oo todobaadkii hore deegaano ka tirsan Afghanistan ku dhufatay gantaalkii ugu cuslaa ee abid dalka Mareykanka sameeyey.

Xaamid Karzaay ayaa sheegay in Afghanistan aysan ahayn meel lagu tijaabiyo hubka isagoo intaasi hadalkiisa sii raaciyey in sunta gantaalkaasi ay ka dhalan karto Musiibooyin dhulka nabaad guurinayso isla markaasina cuduro u keeni karto dadka Afghanistan.

Hoos ka daawo:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here