Dhageyso Maamulka Degmada Qandala Ee Puntland Oo Been Abuur Ku Tilmaamay Wararka Sheegayo In Daacish Ay Qabsadeen Deegaano Ka Tirsan Qandala

Gudoomiyaha Degmada Qandal ee Gobalka Bari Jaamaca Maxamed Quurshe oo warbaahinta la hadlay ayaa been abuur ku tilmamay in deegano hoosyimada Degmada Qandal ay qabsadeen kooxda Daacish waxana uu sheegay in arintasi ay tahay mid aan sal iyo Raad toona lahayn.

Gudoomiyaha ayaa xaqiijiyy in Kooxada Daacish aysan Awood u lahayn in ay qabsadan deegano hoos Yimada Degmada Qandala ee gobolka Bari.

Gudoomiyaha ayaa in taasi ku daray in Puntland dhawan ay qorshaynayso hawlgal ay ku soo afmeerayso dhulka  ay ku hareen Kooxda Daacish .

Hoos ka dhageyso codka gudoomiyaha

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here