Dhageyso Wasiirka Dastuurka DF C/raxmaan Xoosh Oo Sheegay In Dastuurka Dalka La Dhameystirayo Ka Hor Doorashada Soomaaliya Ka Dhaceyso Sanadka 2020-ka

Wasiirka Dastuurka dowladda Federalka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in wasaaradda uu maamulo ay diyaarisay qorshaha ay ku shaqeynayso 3-da bilood ee ugu horreeysa.

Wasiirka waxaa u sheegay in qorshaha u degsan uu noqon doona in wada-tashiyo ku saabsan Dastuurka ay wasaaradiisa la sameyso bulshada Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan si dastuurka uu u dhameystirmo ka hor doorashada la filaayo inay Soomaaliya ka qabsoonto sanadka 2020-ka.

 

Hoos ka dhageyso hadalka wasiirka

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here