Madaxweynaha Dalka Rwanda Paul Kagame Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti (Video)

Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dhiggiisa dalka Rwanda Paul Kagame si heersare ah ugu soo dhaweeyey xarunta dalka Djibouti ee magaalada Djibouti.

Madaxweyne Paul Kgame oo soo dhoweynta kadib khudbad jeediyey ayaa sheegay in dalka Djibouti uu kala dhexeeyo iskaashi dhinacyo badan leh oo ay ugu horeeyaan iskaashi ganacsi, maalgeshi iyo horumarineed.

Dalka Rwanda oo dagaal Sokeeye kii ugu xumaa soo maray ayaa xiligan ka mid ah dalalka ugu horumarsan qaaradda Afrika.

 

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here