Ra’iisulwasaaraha Dowladda Federalka Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Danjiraha Mareykanka U Joogo Soomaaliya(Sawiro)

Ra’iisulwasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Mareykanka u joogo Somalia.

Ra’iisulwasaare Xasan waxaa uu sheegay in Safiirka ay ka wada hadleen arimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen tayeynta ciidamada Federalka, la dagaalanka argagixisida iyo gurmadka abaaraha.

RW xasan RW xasan1 RW xasan2

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here