Somaliland Oo Mamnuucday Hilibka Iyo Ukumaha Doorada/Digaagga Ee Dalka Dibaddiisa Laga Keeno (Video)

Somaliland ayaa mamnuucday hilibka doorada iyo Ukumaha laga keeno dalka dibaddiisa. Arintan waxaa warbaahinta u xaqiijiyey Wasiiru dowlaha ganacsiga Somaliland.

Somaliland ayaa mamnuucista hilibka digaagga ku micneysay mid lagu dhiiri gelinaayo Warshadaha maxalliga ah ee ka shaqeeyo barbaarinta Digaagga/Doorada.

Hoos ka daawo Wasiiru dowlaha oo arintaan sharaxaayo

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here