Akhriso Dowladda Federalka Soomaaliya Ayaa Mamnuucday Urur Diimeed Cusub Oo Dhawaan Dalka Looga Dhawaaqay

Wasaaradda Awqaafka iyo Arimaha Diinta Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dalka laga mamnuucay Ururka Al-Saadicuuna Bil-Xaq ee dhowaan lagu dhawaaqay.

Somaliland ayaa sidan oo kale horey deegaanadeeda uga mamnuucday Ururkan iyadoo xabsiga dhigtay xubno ururkaas ka tirsan oo Hargeysa ka soo muuqday.

Wareegto uu ku saxiixan Wasiirka Awqaafka iyo Arimaha Diinta oo sida hoose u qoran ah ayaa lagu mamnuucay ururkan.

Page1 Page2

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here