Dhageyso Gudiga Gurmadka Abaaraha K/Galbeed Oo Ka Warbixiyey Kulamo Ay Baydhabo Kula Qaateen Wafdi Ka Socday Hay’adda UNHCR

Waxaa shaley magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaaray wafdi ka socda Hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR.

Waxaa wafdigan kulamo la qaatay Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi iyo Guddiga Gurmadka Abaaraha maamulka K/Galbeed.

Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ahna Wasiirka Xanaanada iyo Xoolaha Maamulka Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed ayaa warbaahinta uga warbixiyey arimaha ay kala hadleen wafdiga hay’adda UNHCR.

Hoos ka dhageyso codka Wasiir Madoobe Nuunow

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here