Madaxweynaha Jubbaland Oo Ciidamada Ku Soo Kormeeray Furimaha Dagaalka(Sawiro)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa maanta ciidamada Jubbaland ku booqday Deegaanka Cabdalla Biroole oo inta badan ay ka dhacaan dagaalada u dhexeeyo ciidamada Jubbaland iyo Alshabaab.

Kormeerka madaxweyne Axmed Madoobe ee furimaha dagaalka ayaa qayb ka ah dhiiri gelin loo sameynayo ciidamada Jubbaland oo dhowaan la filaayo inay qaadaan guluf cusub oo Alshabaab looga saaraayo deegaanada Jubbaland ee wali gacanta ugu jiro Alshabaab.

Deegaanka Cabdalle Biroole ayaa magaalada Kismaayo dhanka galbeed ka xigo 45km.

 

JL JL1 JL2 JL3 JL4 JL5 JL6 JL7 JL8 JL9 JL10 JL11 JL12 JL13

 

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here