Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Gaas Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Bahar-daar Ee Dalka Itoobiya(Sawiro)

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa si heersare ah loogu soo dhoweeyey magaalada Bahar-Daar ee dalka Itoobiya.

Dr. Gaas ayaa magaalada Bahar-daar uga qayb gelayo maanta shirka Tna High Level Forum oo sanad kasta Madaxda Qaaradda Afrika uga hadlaan xaaladaha dhaqaale iyo amni ee dalalka Qaaradda Afrika.

Gaas in Bahar-daar Gaas in Bahar-daar1 Gaas in Bahar-daar2 Gaas in Bahar-daar3 Gaas in Bahar-daar4 Gaas in Bahar-daar5

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here