Maxkamadda Ciidamada DF Oo Xukun Toogasho Ah Ku Fulisay Nin La Sheegay Inuu Afgooye Ku Dilay Qof Shacab Ahaa(Video)

Maxkamadda Ciidamada DF ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska oo lagu soo eedeeyey inuu qof Shacab ahaa ku dilay degmada Afgooye. 

 

Waxaa xukunkan lagu fuliyey Fagaaraha School Polizio, halkaasoo goob joog ay ky ahaayeen mas’uuliyiinta Maxkamadda Ciidamada dowladda Federalka.

Beesha Caalamka ayaa uga walaacsan xukunada dilka ah ee ay fuliso maxkamadda ciidamada DF iyadoo aan qareeno tayo loo qabaneynin eedeysaneyaasha.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here