Dhageyso Ciidamada AMISOM Iyo Kuwa Dowladda Oo Alshabaab Ka Qabsaday Deegaanka Mareerey Ee Gobolka Sh/hoose

Ciidamada Amisom iyo kuwa dowladda Federalka ayaa Maanta barqadii waxa ay la wareegeen deeganka Mareereey ee dhanka koonureed ka xigo degamda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Taliyaha Saldhiga Booliiska degmada Afgooye Dhame Maxamed Cusmaan oo Radio Danan la hadlay ayaa xaqiijiyey in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ay Alshabaab kala wareegeen deegaanka Mareerey.

Iska horimaad kooban ayaa ka dhacay deegaanka Mareerey ka hor inta Alshabaab aan laga saarin.

Hoos ka dhageyso codka Taliyaha Saldhigga Booliiska Afgooye

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here