Dhageyso Khudbad Uu Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan Uu Ka Hor jeediyey Wafdiga Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadam oo maanta magaalada Baydhabo ku qaabilay madaxweynaha cusub ee dowladda federalka ayaa khudbad dheer ka hor jeediyey madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa.

Shariif Xasan ayaa khudbadiisa uga hadlay caqabadaaha iyo dhibaatooyinka ka jjiro gobolada maamulka Koonfur Galbeed. uu ka arimiyo ee kala ah Sh/hoose, Bay iyo Bakool.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here