Dhageyso Safiirka Soomaaliya U Fadhiyo Dalka Mareykanka Oo Sheegay Inaysan Awood U Lahayn Joojinta Dadka Soomaaliyeed Ee Mareykanka Laga Tarxiilaayo

Danjiraha Soomaaliya u fadhiyo dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad oo warbaahinta Radio Danan la hadlay ayaa sheegay in hadda la bilaabay in dalka lagu soo celiyo dad Soomaali ah oo deganaasho looga waayey dalka Mareykanka.

Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Safaaradda Somalia ee Ameria asyan awood u laheyn in dadka Somaaliyeed ee dib loo soo celinaayo ay joojiso si ay ugu sii noolaadaan dalka Mareykanka.

Safiirka Waxa uu sheegay inay hay’adaha Socdaalka u qaabilsan Mareykanka ay yihiin kuwa go’aaminaayo qofka xaqqa u leh inuu deganaado Mareykanka iyo kuwa aan loo ogolaanin.

Hoos ka dhageyso

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here