Niman Lagu Soo Eedeeyey Inay Ka Dambeeyeen Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baydhabo Oo Maanta Dil Toogasho Ah Lagu Fuliyey(Sawiro)

Maxkamada Ciidamada Dowladda Federalka ayaa maanta fagaare ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo waxa ay ku toogatay eedeeysaneyaal lagu soo eedeeyay iney masuul ka ahaayeen qaraxyo ka dhacay Magaalada Baydhabo sanadkii hore bilowgiisa.

Eedeysaneyaal maanta lagu toogtay Baydhabo ayaa kala ahaa:

  1.  Xasan Aadan Mursal -wuxuu ku dhashay gobolka Bakool
  2. C/ladiif Macalin Aadan C/raxmaan – wuxuu ku dhashay Baay,
  3. Siyaad Xassan Faarax – wuxuu ku dhashay Jubbada Dhexe
  4. Sharmad Aawoow Maxamed – wuxuu ku dhashay Baay.

Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Ciidamada DF Liibaan Cali Yaroow ayaa goobjoog ku ahaa fagaaraha lagu toogtay eedeysaneyaasha:

 

Dil1 Dil2 Dil3

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here