Wasiirka Gaashaandhigga Mareykanka Oo Wado Qorshe Lagula Dagaalamaayo Alshabaab Iyo Burcad Badeedda Soomaaliya Ayaa Soo Gaaray Dalka Jabuuti(Video)

Xoghayaha Gaashaandhigga dalka Mareykanka James Mattis ayaa soo gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Djibouti.

James Mattis ayaa geeska Afrika u yimid qorshaha lagula dagaalamaayo kooxaha Alshabaab iyo Burcadbadeeddda oo labaduba noqday culeys ragaadiyay dalka Soomaaliya.

Waxaa James Mattis ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada jabuuti wasiirka Gaashaandhigga dalka Jabuuti.

Hoos ka daawo:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here